Qeexid

"Tab mushkilad lagu xalliyo."

Qeexid Kale

Jid khatar ah.

Qeexid Xigta

Awood; karti; tamar.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maaro oo kali ah:
  • Maahmaah Soomaaliyeed ayaa waxay tidhaahdaa “gardaro garab og iyo xanuun geeri og midna looma maaro helo”.
  • Shaydaan nimuu hogaaminayaan maaro loo heline, anoo nabad u aal ayaa waxaa igu dhalatay “dhoof oo wax soo dhaqo”.