Qeexid

"Si farsama leh arrin u xallin."

Qeexid Xigta

Maar ka dhigid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maaree oo kali ah:
  • Maareeyaha garoonka Muqdisho, oo isaguna saxaafada la hadlay ayaa sheegay in howshan ay tahay mid ay shirkada uga shaqeynayso garoonka, ay DF iyo SKA AIR heshiis shaqo kala saxiixdeen sanadkii hore, wuxuuna sheegay inuu ku kalsoon yahay howshooda.
  • Majiraan warar dheeraad ah oo faah-faahinaya Xaalada Maareeyahaasi iyo goorta la sii deyndoono.