Qeexid

"Lakaybo isdul saar saaran."

Qeexid Kale

Degaan geedo iyo ciid isku mid ah leh. 4. Dhawr warqadood oo turub ah oo hal mar la isku qaato ama la wada bixiyo. 5. Maal.

Qeexid Xigta

Afarta meesi ee xoolaha midkood.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maar oo kali ah:
  • Ferguson, wuxuu sheegay in aan kooxdiisu ka maarmin xidiga Ryan Giggs, hase yeeshee uu la fadhiyo dhaawac hore u gaadhay.
  • Hase yeeshee maareeyuhu waxa uu intaa ku daray inaanay wax lacag kordhin ee ay lacagta laydhka laga qaadaa tahay sidii hore, wuxuuse dadweynaha u soo jeediyey inay soo qaataan saacadaha laydhka lagu xidho.