Qeexid

"Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo xeebta iyo Jubbada hoose, waxaa laga sameeyaa dhecaan geed; qubley, manyiikay, libin, waaray."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maanyo oo kali ah:
  • Shaati-Guduud waxaa la rumaysan yahay in ujeedadiisu ay tahay kaliya inuu ku xumeeyo garabka ay iska soo hor jeedaan ee RRA-da ee uu hogaamiyo Xaabsade iyo C/Laahi Black oo haatan ku sugan Kismaanyo.
  • Gabareey-maanyo ama (Gabarmaayo) waa sheeko xariir.