Qeexid
Sheekoxariir carruurta iyo dhallinyaradu isku maaweeliyaan.
Sheekoxariir carruurta iyo dhallinyaradu isku maaweeliyaan.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Sheekooyin (hore) aan dhicin oo carruurta lagu maaweeliyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: maanta fk. ld maan2 (2).
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Maantoole sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: maantay fk. ld maan2.
m.dh
Qeexid: Maalinta la joogo.
Qeexid Xigta: M.ta: beriga.
Qeexid Kale: M.ta layl: maalinta oo idil. 4. M.tii saddexaad: maalintii saddexaad. 5. M.tii hore: maalmihii la soo dhaafay. ld maantay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg maantoolee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Awoodda garashada ee qof leeyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld maantoolaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Maantoole ku sheekeysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dadka intiisa tamarta yar sida carruurta, waayeelka, iyo haweenka.
Qeexid Xigta: ld maati. Warqadaha turubka mid ka mid ah oo wax nin u eg ku sawiranyahay, mar kastana raaci karta; jookar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld maantoolaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo xeebta iyo Jubbada hoose, waxaa laga sameeyaa dhecaan geed; qubley, manyiikay, libin, waaray.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-cay, -cday; -nici) Ka m.: cid wax ka maammnuucid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Diidmo, oggolaansho la'aan.
Qeexid Xigta: ld maanicid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Suugaanta qayb ka mid ah oo ka kooban waxyaabo badan oo la tirsho sida, gabayga, masafada, heesta iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Bad.
Qeexid Xigta: Hees ay dabatadu ugaarta ku sasabato.
Qeexid Kale: Nooc dhirta ka mid ah oo ay xawayaanku nafaqo ka helaan marka ay cunaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Xaar lo'aad oo qoyan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg mantoolayso. ld maantoolaysad, maantoolaysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Kulayl daran oo nafleydu u adkeysan karin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u.j
Qeexid: ld maandhay.
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
j (Jagaale) - Jagaale (ordinal) [Qeyb: naxwe]