Qeexid

"eeg maansoo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maansood oo kali ah:
  • Waxaan filayaa inta laga maansooday hayb sooca in aanu jirin qof sida abwaan Maxamed Hirad si qurux badan oo murti weyn ka dambeyso u soo bandhigay macno darrada hayb sooca.
  • Magan markuu maansooday wuxuu magacaabay erey ahay " Ninka Naagteydii Igdheystay"..