Qeexid

"(-ooyin, m.l) Suugaanta qayb ka mid ah oo ka kooban waxyaabo badan oo la tirsho sida, gabayga, masafada, heesta iwm."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maanso oo kali ah:
  • Haa, maanso-curinta waa la baran karaa, waase arrin u baahan isku taxallujin iyo ku tababbarasho dhismaha iyo habdhaca meeriska maansada, ilaa qofka dareenkiisu dhadhansado lana qabsado.
  • Mucaaradku waxay xukumadda Madaxweyne Daahir Rayaale dhalleecayntan oo kale hore ugu soo jeediyeen fadhi kale oo kii shalay la mid ah oo lagu qabtay Hotel Maansoor 12 cisho kahor.