Qeexid

"maansha xi. ld maasha."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maansha oo kali ah:
  • Maxamed Ibraahim Cigaal, waxaan ku aqaanay Ged-yaqaan, God-yaqaan, Gar iyo Gobanimo maanshaysay.
  • Mar haddii laga hadlayo noqosho waxaa cad in ay jirtay imaansho hore, haddaba si kooban aan u milicsano imaanshaha jaaliyada Soomaliyeed ee dalkaan Ingiriiska.