Qeexid

"Maanso tirin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maansee oo kali ah:
  • Marka aad Hadraawi qof ahaan si wanaagsan u taqaano, dhuuxdana maansadiisa ee aad isku dhereriso sida uu u macaamilo ama u nool yahay iyo meerisyada beydadkiisa maanseed, waxa kuu soo baxaya wax isku mid ah ama isu eg oo aan la kala sooci karin.
  • Waxa uu Hadraawi ku xeel dheer yahay oo uu halkooda ugu tegey awaale-warranka iyo hoga-tuska maanseed ee dhaqan ilaalinta, hidde madhxinta iyo xaqiijinta yiqiineed ee ummadda iyo weliba ku dhaadashada dhigaalladeeda iyo qabitaannadeeda.