Qeexid

"Qof maanso curinta yaqaan; gabyaa; heesaa; laashin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maansayahan oo kali ah:
  • Laakiin gabayaaga, oo maansayahanna la dhaho da' shardi uma aha oo waxaa la arkaa gabayaa iska da' yar.
  • Arrintan waxa uu maansayahanku si durugsan ugu iftiiminayaa tixdiisa Sirta Nolosha (1986) iyo maansooyinkiisa tub-beegsiga cusub oo ah suugaantiisa intii ka dambaysey Gabaygii Gudgude ee 1990kii.