Qeexid
Cid maankeeda lumin.
[-day, -dday]
f.g1Cid maankeeda lumin.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg maanqaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-do/-dooyin, m.l) (riw.) Hadal ama sheeko lagu qoslo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Gaashaan.
Qeexid Xigta: Meel lagu gabbado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qaadidda tallaabada shanqarta ka yeerta (qof kabo qaba).
Qeexid Xigta: Saanqaad; socod.
Qeexid Kale: ld jaanqaadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: S. ah: ilmo socod-barad ah.
Qeexid Xigta: Habka qofku u tallaabsado.
Qeexid Kale: ld saaqaadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Qaadista tallaabada, shanqar ka yeersiin (qof kabo qaba).
Qeexid Xigta: Saanqaadid; socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Ilmo yar socod billaabid.
Qeexid Xigta: Cid meel ka tegeysa socod billaabid.
Qeexid Kale: Cid meel ay joogtay si ay uga tagto sixir ku samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld maadasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (dii.) Xus loo sameeyo qof dhintay iyadoo Quraan loo akhrinayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-dyo, m.dh) Sariirta yar ee lagu qaado qofka aad u jirran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Arrin adag oo caqliga ka weyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld maaddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Fogaan minqaad ah guurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-dyo, m.dh) Fogaan awr rarani socan karo, isaga oo aan la furin ama la joojin muddo maalin dhexdeeda ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Arrin adag oo caqliga ka weyn la kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Kulayl daran oo nafleydu u adkeysan karin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Awoodda garashada ee qof leeyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Maalinta la joogo.
Qeexid Xigta: M.ta: beriga.
Qeexid Kale: M.ta layl: maalinta oo idil. 4. M.tii saddexaad: maalintii saddexaad. 5. M.tii hore: maalmihii la soo dhaafay. ld maantay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) Qof qaangaaray oo dagaal ka qaybgali karo. ld gaashaanxajis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -aatay, -aadatay
Qeexid: Ka m.: halis iska ilaalid. ld maaro2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]