Qeexid

"Arrin adag oo caqliga ka weyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maangad oo kali ah:
  • Doobaarta macaan ee lagu sakhraamay waxay ahayd miiddii dhaqankeena oo dadku ciil u qabeen, muhdii qoslkeena oo loo jeelay iyo wahdigii suugaanteena oo waayo badan maangad lagaga oodnaa.