Qeexid

"Qof caqli iyo garaad yar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maangaab oo kali ah:
  • Faroole ayaa sheegay in xoogaga Al-shabaab ay adeegsadaan dadka maangaabka ah iyo burcad badeedka oo uu sheegay inay lacagaha ay ka helaan maraakiibta shisheeyey ku huriya colaadaha dalka ka jira.