Qeexid

"Cid maankeeda beddelid."

Qeexid Xigta

Qof sakhraamin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maandoori oo kali ah:
  • Waxaa iyana jira dad badan oo farta ku fiiqa wadamada reer galbeedka iyo Yuhuudda oo qaba inay ka shaqeeyeen burburka Soomaaliya, halka kuwa kalena ay idaacadd BBC-da laanteeda af Soomaaliga iyo maandooriyaha qaadka wax ka saaraan arrintan.
  • Isticmaalka: Waxa loola jeedaa sifa kasta oo loo qaato maandooriye sida cabbid, qiijin, ursasho, turqin, irbad, shidasho, cunid iwm.