Qeexid

"Xushmad; xurmo; wanaag. ld naamuus1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maamuus oo kali ah:
  • Waxayna magac, maamuus iyo weliba maal badan ku qabaan sida hadda xaalku yahay.
  • Shacabka: Maalin dhawayd waxa aad faagteen qubuurahii culimadii Soomaaliyeed ee maamuuska ku lahaa gayiga, kana dhaariyay gumaystaha ka hor intii aydaan idinku dhalan inuu cag soo dhigo carriga Soomaaliyeed.