Qeexid

"ld maammulid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maamulid oo kali ah:
  • Halka ugu danbaysa ee laga hagaaajinayo nidaamka garsooridu wuxuu la xidhiidhaa xoojinta nidaamka maamulida maxkamadaha degmooyinka.
  • Shaqada uu xafiiska dhexe ee qasnaddu qaabilsan yahay ee aynu soo tilmaanay waxa aynu ka soo qaadnaynaa hawsha ‘maamulidda maalgelinta mashaariicda horumarinta’ si aynu u sugno qaybta ama doorka uu xafiiska xisaabiyaha guud ka qaato.