Qeexid

"ld maammule."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maamule oo kali ah:
  • -kii, C/llaahi Ciise, isaga oo jira lix iyo toban sano, ayuu ka qalin jabiyey, dugsiga sare ee Talyaaniga wuxuuna noqday maamule xafiis.
  • Waxa uu ka soo shaqeeyey shirkadda xawaaladaha lacagta ee Dahabshiil oo uu maamule ka noqday, shirkadda isgaadhsiinta TELCOM oo uu hadda ka ahaa Maareeyaha Guud.