Qeexid

ld maammulan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maamulan oo kali ah:
  • Boqor kasta oo Xabashida maamulana waxa hal hays u ahaa “Itoobiya waa Jasiirad Kiristaan ah oo ku dhex-taalla Bedweyn Islaam ah.”
  • Dabcan waad ka xumaan in lacag noocaas ah lagaa qaado lkn waxaad ku kalsoontahay in ka kaa qaaday aanu jeebka ku shubanayn ama aanu hadhoto iska maamulanayn sidii xoolo uu leeyhay.