Qeexid

"ld maammulid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maamul oo kali ah:
  • QM oo baaq u dirtey maamulka Puntland Waxay beesha caalamku si adag uga walaacsan tahay xaaladda ka sii daraysa ee dhinaca nabadgalyada maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya.
  • Professor Menkhaus ayaa kula taliyey xubnahaan in dowladda Marekanka la macaamisho ama howlgaliso maamulada sharciga ah ee jira si loo helo qarankii Somalia oo hoos laga soo dhisey.