Qeexid

"Habka hawl loo fuliyo."

Qeexid Xigta

ld maammulid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maammul oo kali ah:
  • Sida keliya ee dhibaatadan lagaga bixikaraa waa iyada oo uu jiro maammul labada siyood miduun hirgelinayaa.
  • Ku dhaqanka aragtidaasi waxay maammulka WardheerNews u soo jiidi inay ka tagaan raad waara oo ku dayasho leh.