Qeexid

"(-nno, m.dh) Qof hanti badan leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maalqabeen oo kali ah:
  • Khadiijo waxay ahayd qof maalqabeen ah quruxna leh oo ka sheegganayd haweenkii qureysheed, waxayna da'deedu ahayd markaas 40 sano.
  • Kuwaa waxa hormood ka ah: Maalqabeen, Madaxa-dhaqameed baahi badan iyo afmiishaar.