Qeexid

"Inta qorraxdu soo jeeddo."

Qeexid Xigta

(fk) Isla maalinta.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maalinnimo oo kali ah:
  • Malaha in lala yaabo, ama lagu qoslo amaba la eedeeyo baaqa Khaliif oo loogu hiilinwaayo Soomaalinnimo ama dadnimo ayaa keentay ta ka dambaysay oo qoraagu qiil kale u doondoonayo.
  • Waxaa lagama maarmaan ah in ugu horreyn loo guntado sidii loo joojin lahaa colaadaha aan ujeeddada laheyn ee shacabka laga dhex huriyay, lagana wada shaqeeyo sidii dib loogu soo celin lahaa kalsoonidii Islaamnimo iyo Soomaalinnimo.