Qeexid

"(dii.) Qofka mad'habta maalikiyada haysta; maalikiyadu waxay ka midtahay afarta mad'habood oo waa weyn oo Islaamka, waxaana asaasay Imaam Maalik (715-795 M.)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maaliki oo kali ah:
  • Soo Saartay Maxkamadda Berbera Berbera (Haatuf):- Maxkamadda Gobolka Saaxil ayaa dil ku xukuntay nin lagu magacaabo Axmed Cabdi Yaasiin (Maaliki), kaas oo ku eedaysnaa inuu gegystay fal dil ah oo dhacay daboyaaqadii sannadkii hore (2001).
  • Xasan Dahir Aweys ayaa lagu sheegay warbixinta inuu yahay mas'uul xiriir wanaagsan la leh Al-Qaeda, sidaa daraadeedna la xayiray socodkiisa iyo maalikiisa dibadaha dalka u yaala.