Qeexid

"Cid neef irmaan ammaanaysiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maali oo kali ah:
  • Way jirtaa in markii qaaraan la uruurinayo uu qof walba oo Soomaali ahi jecel yahay in uu Alle ku raalli-geliyo wixii uu la baxayo.
  • Wasiirka Gaashaan-dhiga Soomaaliya C/Xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi waxa uu carabka ku dhuftay in ay meelsaari doonaan Mushaaraadka Ciidamada si loo helo ciidan ka dhameystiran dhan walba.