Qeexid

"ld maalgelin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maalgelis oo kali ah:
  • "waxaan baaritaan ku sameyneynaa asal ahaan cida maalgelisa kooxahaani burcad badeeda ah taasi hadii la ogaano oo ciidaamadana la soo badiyo waxaa la gaari karaa horumar lagu soo afjari karo howlaha Burcad badeedni mada" ayuu yiri Mr.
  • Tababarkan iyo kuwa ka horeeyayba waxa maalgelisay hay’adda IRC.