Qeexid

"eeg maalgeli. ld maalgelis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maalgelin oo kali ah:
  • Markaas shirkaddu ma soo dhiiran karto maalgelinta hanti badan weeye meel markaas khilaaf ka taagan yahay in ay bilowdo.
  • Waxaa aan xusney in degganaanshuhu uu shuruud u yahay badi maalgelinta joogtada ah ee kaabayaasha dhaqaalaha sida nidaamyada korontada, waddooyinka iyo biyaha.