Qeexid

"Hanti."

Qeexid Kale

ld maalid.

Qeexid Xigta

ld maashi. (-lal, m.l) Neef irmaan oo cid la ammaanaysiiyo si uu u intifaacsado.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maal oo kali ah:
  • Labadoodu waxtar aan la soo koobi karin bay ku kordhiyeen horumarinta afka iyo suugaanta Soomaaliyeed.
  • J: Haa, waxa uu noo sheegay inuu laba maalmood ka dib qaadi doono, taas ayaana la sugayaa.