Qeexid

"Qof aan fiiro iyo feejegnaan u lahayn goobta uu joogo wax ka dhacaya oo qalbigiisu ku hawlanyahay meel kale ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maahsan oo kali ah:
  • ” Hooyo maxaa ku helay oo aad la maahsan tahay?”, ayay waydiisay inanteeda yar, ” Hooyo waan fiicnahay oo waxba iguma dhicin”, ayay ku jawaab celisay Suubban yarey.
  • Yaa u maqan ummaddan maahsanee miririfleyneysa?