Qeexid

"eeg maahi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maahin oo kali ah:
  • J: Waxba kama jiraan, waa argagixiso, ninka dadka miino u dhigayaa nin wax ka soo horjeeda maahin, argagixisana waa argagixiso oo adduunka oo dhan ayaa laga yaqaan.
  • Waa caadi in bangigu weydiiyo qofka doonaya inuu guri iibsado inuu heysto waxoogaa lacag ah (raasamaal) si aan loo wada amaahin dhammaan lacagta uu gurigu joogo.