Qeexid

"Daandaansi; gardarro; abyood."

Qeexid Xigta

ld maagid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maag oo kali ah:
  • Tan iyo markii uu fasaxa ka soo noqday toddobaadkii hore, Ronaldo wuxuu ka maagay tabobarka iyo kulankii Sportin Lisbon.
  • Cadowgii na maagmaagi jiray sow madluun ma aha?