Qeexid

"Wax halis ka dhawrid. ld maari."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maadi oo kali ah:
  • Sidoo kale Geelu kaadi udgoon badan “Way na saaqdaye sanuunta udgoon maadigaa sida oo sibraha ku leh”ayaa loogu heesaa geela.
  • Muddo sannado ah ayaa marba uu dhicisoobayay af-gambi la isku deyay in lagu mijo-xaabiyo xukunka Sadaam Xuseen, dabadeedna uu isna si naxariis la'aan ah u gumaadijiray saraakiishii ka damabaysay.