Qeexid

"(riw.) (-syo, m.dh) Jilid qosol leh."

Qeexid Xigta

ld maadeyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maadeys oo kali ah:
  • Majaajilo (maadeysi qosol badan) Sheekoy ku nacay & C/risaq Cadde (inta ka fiirso) Waa majaajiliiste Soomaali ah oo degan Mareykanka oo dadka si weyn uga qosliya.
  • Waxa masrixiyad lagu daawado ugu dambeysey Riwaayaddii qiimaha badanayd ee “MAADEYS” oo aad looga daba-dhacay badhtamihii Siddeetaneeyadii.