Qeexid

"Saddexda nooc walxaha dunida yaalla u qaybsamaan mid ka mid ah oo kala ah: adke, hoore, iyo neef."

Qeexid Xigta

Qayb cilmiyeed isku wax ka hadleysa. ld maaddad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maaddo oo kali ah:
  • Waxa kale oo uu madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin uu dabadyaaqadii sannadkii hore marti qaad ka helay madaxeynaha dalka Senegal madaxweyne Cabdalle Wade oo ku martiqaaday in uu socdaal ku yimaaddo Magaalada Dakar ee caasimadda Senegal.
  • Qabanqaabiyayaasha shirku waxeey kaloo ku rajjo weyn yihiin ineey helaan haween African ah, oo ku takhasusay sayniska iyo tiknoolajiyada, oo ay ku dayan karaan gabdhaha doonaya ineey maaddooyinkaas bartaan.”