Qeexid

"maadaama xi. Eray lagu xiriiriyo weer sababley ah. Tus. “Maaddaama roob uu da'ayo iska joog”. ld maaddaama."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maadaama oo kali ah:
  • Arab Moi ayaa dhankiisa sheegay in xal laga gaaro dhibaatada Somalia ay guul u tahay Bariga Afrika, maadaama ay saameyn ku yeelan karaan dagaalada ka socda gudaha dalkaas iyo kacdoonada ay wadaan kooxaha Islaamiyiinta ah.
  • "Dhinacyada mucaaradka waa inay ka digtoonaadaan dagaal ay la galaan Ethiopia maadaama ay baxayso,sidoo kalena waa inaysan ku dagaalamin qabsiga saldhigyada ay baneynayaan ciidamada Ethiopia" ayuu yiri Qoorgaab.