Qeexid

"/dh.u Qalabka jikada looga adeegto ee wax lagu cuno ama cabbo, sida suxuunta, digsiyada, mindiyaha iwm."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maacuun oo kali ah:
  • Waxaa iitimid gabar ibari jirtay afka oo Holandees ah waxayna aragtay guri qaawan oo aan sariir, kuraas, TV iyo maacuun midna oolin waxayna la yaabtay bay tiri jahliga ihaysta.
  • “Anigu Waxaan Ahay Musharaxa Madaxweynaha Reer Miyiga.” axyaalaha aan u qanayo dadka reer baadiyaha ah hadii ay I doortaan waxa ka mid ah, hagaajinta degaanka iyo sida dhulka loogu noolaado, maacuunta iyo weelka cuntada lagu cuno.