Qeexid

"(-bab, m.l) Shax warqad ku sawiran oo tilmaamaysa dhulka oogadiisa, ama qayb ka mid oo ay leeyihiin waddammada, badaha, webiyada, buuraha iwm; khariiddada."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maab oo kali ah:
  • Waxa kale oo ay xustay inuu maabkaasi caddayn doono Jiritaanka iyo Jiritaan la’aanta saamayntaasi.
  • Intaas waxaa dheer, aqoonyahanada magaalada Baabiyloon waxay sameeyeen maabkii ugu saxsanaa ee caasimadu yeelato inteey jirtey.