Qeexid

"eeg luuqee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga luuqayn oo kali ah:
  • Waxaan la dhacsanahay dhawaqa xornimo doon ee ay sida quruxda iyo qunuudda leh ugu luuqaynayaan.
  • Ereyga "War" ayaa sadarka labaad dhextaal looga dhigaa bilow ilaa dhamaad inta lagu luuqaynayo saarka.