Qeexid

"Carrab calalinta ay carruurtu carrabka calaliso."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga luul oo kali ah:
  • QM oo ka walaacsan xaalka Somalia Saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa walaac xoogan ka muujiyay cuno la'aan ba'an oo haysta shacabka Soomaaliyeed, waxayna sheegeen in dad badan ay u dhiman doonaan macluul hadii aan lala gaarin gargaar deg-deg ah.
  • Hal Abuur Caasha Luul Maxamuud iyo Maxamed Baashe X. Xasan oo gardaadinayay barnaamijka Caasha Luul Maxamuud ayaa loo doortay in lagu faaqido hal abuurkeeda xafladda labaad ee la filayo in la qabto sannadka dambe bishiisa koowaad.