Qeexid

"ld liif2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga luuf oo kali ah:
  • Maraykanka oo aynu markaaas islahayn xuluufo ka dhigtana madaxweynahoodii xiligaas ayaa diiday oo yidhi waxay nala tahay inaysan Soomaaliya xaq u lahayn inay weerarto Ethiopia.
  • Ereyadan dambe, ayaa u quus-gooyay Sahra Luuf oo nabadeey ku soo gebo-gabaysay sheekadi dhexmartay iyada iyo Billan.