Qeexid

"Dhibaato, shiddo, luggooyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lur oo kali ah:
  • Billan iyadoon is lurin ayay tidhi; “Soo fadhiiso Sahra, arrintu sidaa ay adiga kuula muuqato aniga ilama aha.”
  • Wuxuu Sabriye ku jawaabay isagoon haba yaraatee is-lurayn, aad mooddid in uu jawaabta ku sii tala-galay," Eebbaheen aakhiro halkuu Ii geyn doono isagay jirtaa; aniguse intaan ifka ku nool ahay sidaan u dhaqmo waan aqaan."