Qeexid

"(-umo/-qmo, m.l) Oogada nafleyda, inta u dhexeysa madaxa iyo garbaha; sur; qoor."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga luqun oo kali ah:
  • Haddii aanu cabaar sheeko guud wadnay, ayaan luqunta kor u taagay, oo aan si quus iyo quudarayni ka muuqato ugu idhi: Adigu ma I jeceshahay?
  • Luquntan uu sidii awr qooqan u gigayana waxa ka soo laalaada dabar yar (tie) oo xundhurtiisa ku idlaada.