Qeexid

"ld luuqad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga luqo oo kali ah:
  • Marka luqo adduun Af-Soomaali lagu magcaabayo, waxa la isku daraa magaca dadka afkaa ku hadla iyo ereyga af.
  • Marka qofkani waa in uu ogyahay, oo uu la socdaa, dhageystayaashiisa; waana inuu isticmaalo luqo ku habboon dhageystayaashiisa.