Qeexid
ld luqmad.
ld luqmad.
magac / noun
Dheddig / feminine
Qeexid: Eeg luqmo
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) In cunto ah oo hal mar afka la geliyo ama la goosto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld luuqad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Daal iyo caajis la dareemo marka jirku hurdo u baahanyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld luuqad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Biyo yar oo afka gudahiisa lagu dhaqdo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: U l.: cid afka u dhaqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-umo/-qmo, m.l) Oogada nafleyda, inta u dhexeysa madaxa iyo garbaha; sur; qoor.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -maday, -matay
Qeexid: Qof da' yaraan ku dhimasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Wax hal mar la liqi karo.
Qeexid Xigta: Dheef aad u yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Rabsho badan (qof dhallinyar).
Qeexid Xigta: Dhallinyaro ahaan ku dhimasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -qday, -qatay
Qeexid: Afka gudihiisa biyo yar ku dhaqasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Magaca loogu yeero neef geel ah oo leh luqun qurxoon.
Qeexid Xigta: Neef geel ah, da' yar oo cayillan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]