Qeexid

"ld lunsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lunsad oo kali ah:
  • Mas'uulkan ayaa wuxuu khilaaf xoogan kala dhexeeyaa Max'ed Dheere, isagoo ka mid ahaa mas'uuliyiintii la shaqeynayay oo ku eedeeyay inuu lunsaday lacagihii canshuuraadka, taasoo keentay in xilka laga qaado.
  • Gagaab uu lunsadey hantidii qaranka tasoo sababtey in ay iska-casilaan xilalkoodii kadib markii ay xuseen in aqalka wakiilada ku guuldareystey wax ka qabasha la'aanta takri falka loo gaystey maaliyada gobolka.