Qeexid

"Meel dhoobo qoyan oo jilicsan leh oo marka cagta la saaro hoos ula degta."

Qeexid Kale

God hoos u dheer. 4. L. ah: dhar duug ahoo diindiimaya.

Qeexid Xigta

(- uman, m.l) God marka beeraha la abuurayo miraha lagu duugo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lun oo kali ah:
  • "Waxaa la ii soo gudbiyay dacwad ka dhan ah 10-wasiir oo DF ku jira, kuwaasoo lagu eedeynayo inay lunsadeen hanti" ayuu yiri Dr.
  • Waxaana la iska garan karaa in wasiiradii shirka ku jiray intooda badani aanay jeclaysan warbixinta ay Edni golaha la timid oo ay arrintaasi kolayba ka naxisay raggii ogaa in hantida qaranka inta la iska lunsado dabadeedna aan waxba la iska waydiin.