Qeexid

"Habaabin; anbin."

Qeexid Xigta

Xoorid; khasaarid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lumi oo kali ah:
  • . Dawladu waxay u dhalatay dhamaan Ummada Soomaaliyeed waxayna u muuqataa in ay Isku koobtay keliya Xamar & Baydhabo oo degaan u ah,taasi ka fiirsada si aydaan u lumin kalsoonida Gobolada kale oo ay ku jirto Gobolka J/hoose.
  • Maxaana Keenay? aaha arrin ugub ah in ismaandhaaf ka dhex aloosmo shakhsiyaad, bulsho ama dawladba, iyagoo dareemaya in ay kala leeyihiin danno iska hor imanaya, ama aan is-waafiqin danahaasi oo qolo waliba ama qof waliba doonayo in aanay lumin.