Qeexid

"ld lumeyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lumeys oo kali ah:
  • PL: Xukun kale oo lagu ridey Maraakiib iyo Doonyo Maxkamada darajada Kowaad ayaa shaley xukun kale ku ridey Maraakiib iyo doonyo laga soo qabtey iyaga sida la sheegey sharci daro uga kalumeysanyay xeebaha Puntland.
  • Wafdigan ayaa waxaa ay kala hadli doonaan Puntland sidii loo sii xoojin lahaa heshiisyo ku saabsan Kalumeysiga oo dhex maray labada dhinac.