Qeexid
(-ooyin, m.l) ld lullume1.
(-ooyin, m.l) ld lullume1.
magac / noun
Dheddig / feminine
Qeexid: Eeg lullumo
m.l
Qeexid: Kalluun aad u yaryar oo biyaha macaan ku nool.
Qeexid Xigta: Cayayaan yaryar oo biyaha macaan ka dhasha; miraxareedeed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (c.nafl.) Heerka caydiga ee raha. Wuxuu leeyahay dabo dheer iyo waafyo. Lulumadu heerka caydiga oo dhan waxay ku nooshahay biyaha. Lugaha dambe ayaa ka hor kora lugaha hore, aakhirkana dabada ayaa ka go'da inta aanu noqon rah qaangaadh ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -meeyay, -meysay
Qeexid: Sida lullumada u dabaalasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg lullumee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Daal iyo caajis la dareemo marka jirku hurdo u baahanyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Wax jilicsan oo dabka la shidayo marka hore lagu huriyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ulay, -ushay
Qeexid: Wax ruxid.
Qeexid Xigta: Wax meel ka soo lalmin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld lulmo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -ushay, -ulatay
Qeexid: (f.g) Caano iwm si subag looga dhaliyo ruxasho.
Qeexid Xigta: (f.g) Geed si miro looga daadiyo ruxasho.
Qeexid Kale: (f.mg) Barwaaqo ku noolaansho. 4. (f.mg) Ka l.: wax meel sare ka soo laallaadsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Habaabin; anbin.
Qeexid Xigta: Xoorid; khasaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]