Qeexid

"(-lmay, -lantay; -lmi) Wax la lulay noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lulan oo kali ah:
  • Muran la’aan haddii aynu maskaxdeenna tuujinno, kuwa dhitada inoo ah na lulan karno, meel halkan aynu joogno ka fog, ka dheer oo aad uga durugsan ayaa hammigeenna iyo himiladeennu ba ina gaadhsiin kartaa.
  • Markabkan, oo laga leeyahay dalka Jarmalka, ayaa waxaa ka lulanayey calanka jaziiradda Angigua.