Qeexid
Kor u qaadidda lug kor loo qaado inta la maalayo rida.
Kor u qaadidda lug kor loo qaado inta la maalayo rida.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: La l.: cid socod la billaabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg lugqaad2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Libaax-badeedka jaad ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Bilawga bowdada ilaa cagta ama qoobka.
Qeexid Xigta: Jeex weyn oo laag ku dara dhirna leh.
Qeexid Kale: Socod aan gaadiid la fuushanayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: (f.g) Wax meel yiil meel kale geyn.
Qeexid Xigta: (f.g) Wax gudo leh in ku filan ku shubid.
Qeexid Kale: (f.g) Wax meel yiil kor u hinjin. 4. (f.g) Ciil, ceeb iwm meel kala tegid. 5. (f.g) Hanti dhicid. 6. (f.g) Nafley cudur ku dhicid. 7. (f.g) Hees ku luuqayn. 8. Yibir cid habaarid. 9. (f.g) Hadal, arrin iwm carrab ku dhufasho. 10. (f.g) Jaad cunid. 11. (f.mg) Roob feerid. 12. Dabool ka q., dub ka q.: wax daahsoonaa sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-dad, m.l) Lugta oo horay wax loogu dhufto; haraati.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Lugta horay wax ugu haraatiyid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Mugga ay wax leeyihiin.
Qeexid Xigta: Awoodda qaadis ee wax leeyihiin.
Qeexid Kale: ld jaad1(1). Laamo yaryar oo u xirxiran majimo iyo marduufyo laga soo guro geedo meelo kala duwan ka baxa la cuno inta ay jilcanyihiin oo lagu marqaamo. 4. ld qaadid: magacyada lammaanan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]